Daawo:- Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Mudane Sheekh Shariif Oo La Kulmay Axmed Siilaanyo Iyo C/weli Gaas
Daawo:- Madaxweynihii Hore ee Soomaliya Mudane Sheekh Shariif Oo La Kulmay Axmed Siilaanyo Iyo C/weli Gaas
Harowo – Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore Somaliya oo booqasho ku joogga dalka Jabuuti, ayaa waxaa uu maanta kula kulmay Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Labada dhinac, ayaa waxay ku kulmeen Hotelka Kaambiski oo ay ka wada degan yihiin Magaalada Djibouti, waxaanse la garanayn waxyaabihii ay ka wada hadleen.
Sidoo kale Madaxweynihii hore Somaliya, ayaa galabta…
View On WordPress