Maamulka Hargeysa oo Ka Lacagaystay Macdanta Beelaha Darifyada iyo Sool oo Macdan Qodis Koox aan La Garanayni Ka Sameeyeen.
Maamulka Hargeysa oo Ka Lacagaystay Macdanta Beelaha Darifyada iyo Sool oo Macdan Qodis Koox aan La Garanayni Ka Sameeyeen.
Harowo – Kooxahan hubaysan oo kasoo jeeda degaanka Go’daale ayaa rasaas ku furay shaqaalihii goobahaasi ka shaqaynaayey,iyaga oo sidoo kalena rasaas ku riday diyaarado maalmihii ugu dambeeyey dulimaadyo ka waday gobolkaasi meelo kamid ah ,gaar ahaana agagaarka degmadaasi .
Diyaaradahan ayaa ahaa kuwo joog hoose ku dulaayey ,waxaanay dadweynaha degaankaasi warbaahinta usheegeen inay si weyn uga…
View On WordPress