Dp World oo cashuur kusoo rogtay dadka xilli xukuumaddu ayiday Tacriifaddii Dekedda
Dp World oo cashuur kusoo rogtay dadka xilli xukuumaddu ayiday Tacriifaddii Dekedda
Berbera-(Berberanews)-Maamulka Shirkada DP World Berbera ayaa labo Dollar kusoo rogtay dadka muruqmaalka iyo cidkasta oo dan u yeelata inay gasho Dekeda Berbera. Tallaabada DP World qaadday waxay saamayn ku yeelan doontaa dadka shaqaalaha ah sida kastamka Cashuuraha , shaqaalaha dekeda , mukhalasiinta iyo muruqmaalka dekeda Berbera iyo dadka sida joogta ah uga shaqeeya Dekeda. Tacriifada Dp…
View On WordPress













