#Daawo: #Mooshin Ka #Dhan Ah #Golayaasha #Degaanka Oo #Golaha #Wakiilada La Hor #Dhigay Hargeisa (Tayosame News) Mooshin ka dhan ah Golayaasha degaanka ayay Golaha Wakiilada soo dhigeen 23-xildhihaan oo Golahaas ka tirsan. Sidaana waxa saxaafadda u xaqiijiyay Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble. Isagoo umuurtaas ka hadlaaya. hoos ka daalaco muuqaalka













