Agaasimaha Cusbitaalka Sheekh oo baaq u diray Qurbojooga Saaxil
Agaasimaha Cusbitaalka Sheekh oo baaq u diray Qurbojooga Saaxil
Sheikh (Berberanews): Agaasimaha cusbitaalka degmadda Sheekh ee gobolka Saaxil ayaa ugu baaqay guud ahaanba bulshadda Somaliland gaar ahaana qubre joogta u dhashay degmadaasi in ay ka soo qayb qaataan dayactirka dhaawacyo soo gaadhay dhsimaha cusbitaalkaasi. Dhaawacyadaasi oo cusbitaalka soo gaadhay xili dib u habaynta lagu samaynayay ayaa ah inuu biyaha roobka soo Darroorinayo cusbitaalku…
View On WordPress

















