“The most difficult experience in my life was a time where I took the everyday risk of zigzagging to school whilst mortars rain on you and not knowing whether you will return to your wife and kids that night. Thank God, that period is gone for I'm still alive, and I'm in university now. Here, we don't take education for granted.”
(Abudwaq)
“Noloshayda waayo aragnimadii igu dhibka badnayd waxay ahayd in aan maalinkasta iskoolka aado iyadoo madaafiic iyo rasaas sida roobka u dhacayo, mana ogayn in aan nabad ugu soo noqonayo xaaskayga iyo caruurtayda. Ilaahay baa mahad oo dhan iska leh. Wakhtigaas waan kasoo gudubnay maadama aan maanta noolahay, waxaan hadda dhigta jaamacada degmada. Dadka deegaanka ah waxbarashada uma qaaddan si isku halayn ah.”
(Caabudwaaq)















