Ingiriiska oo codsi 100,000 qof reer Somaliland ah saxeexaan ku xidhay aqoonsi
Ingiriiska oo codsi 100,000 qof reer Somaliland ah saxeexaan ku xidhay aqoonsi
Dawladda Ingiriiska Oo Shuruud fudud ku xidhay in si rasmi Dood looga Furo Aqoonsi Ay Siiso Jahmuuriyadda Somaliland. Dawladda Ingiriiska, ayaa ka soo jawaabtay codsi ay u gudbiyeen muwaadiniin reer Somaliland ah, kuwaas oo ku codsanayey in Somaliland aqoonsi ka hesho dawladda Boqortooyada Ingiriiska. In ka badan 10 kun oo qof oo reer Somaliland ah oo saxeexay dalab (Petition) lagu doonayey…
View On WordPress












